Google

Khaatumo State Flags and Emblems: Exercise your right and Cast your Vote

Written on:April 6, 2012
Comments
Add One
The following are some possible images for Khaatumo State of Somalia as proposed by this Website: In the absence of consistent Images, We are taking the leadership to support Kh-State with Branding and Promotion guidelines. The official Khaatumo State Committee who will decide on the Final Symbols of Khaatumo State may or may not use the suggestions below. Additionally, Please remember that there are other flags and state symbols in the possession of this committee who is expected to come up with Final decisions very soon.

Adam Abdullahi Shuuriye of (Lasanod.com) who helped coordinate Khaatumo Media in the Taleex Conference is part of this committee who will collect your votes and then present it to the Khaatumo Executive Committee for final approval. Please cast your democratic vote and click “view full post”.

if you would like to submit fresh ideas and graphics, pls. send them to Email: khaatumas@gmail.com or Admin@lasanod.com. and xargaga@live.com

 

 

 

 

 

 


 

 

 

khaatumo State Flag No. A1

what do you think of Khatumo Flag No. A1 *

         

Calankii la diid

kkkkkkkkkkkkkkkk, Waar kii Calan ahaa maxaa qabsadey
         
Show me the results

Add your question



 

_______________________________________________________________________________________

khaatumo State Flag No. A2

what do you think of Flag No. A2 *

         

Your question

it is plain. what is the meaning of the tree?
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

 

 

 

 

 

 

khaatumo State Flag No. A3

what do you think of Flag No. A3 *

         

Your question

Description...
         

Should Darwish be written on the flag?

At the bottom or on the horse
         

Should Darwish be written on the flag?

At the bottom or on the horse
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

 

 

 

 

 

 


 

khaatumo State Flag No. A4

what do you think of Flag No. A4 *

         

waxaan aad u jeclaystay flag no.A3 hadii la waayo waxaan dooran lahaa flag no A4 waayo waxay muujinayaan astaanta goboladeena waa fardaha'e iyo astaanta somaaliya oo ah xidigta shanta gees leh.

Description...
         

Your question

I think the horse is goodeth idea, whithout any writings on the flag. I like a horse holding the flag. Because the horse and the land represents freedom. No horse lives in a land without a freedom. You can minimize the Somali flag in one part only if u like it. this will show that Khatumo state is part of Somalia.
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

 

This Poll is closed!!

khaatumo State Flag No. A5

 I love it  I like  It's ok  I don't like it  I don't know

Total voters: 11

what do you think Flag No. A5

              80%    20%  

_______________________________________________________________________________________

 

 

 

 

 

Khaatumo State Flag No. A.

What do you think of Flag No. A *

         

Waxaan Ka codsanayaa guddiga astaan samaynta in calankasta oo ay sameeyan uu la socdo farasku

war faras la'aan ma fiicna marka calnka numver c faraska inoogu dara uun.
         

Your question

fadlan calankan meesha xidigta fars ka dhiga
         

masha aallaah kan ayaa jecleysatay waa astaan mujineysa dhibta ey soo mareen iyo waxa u danbeya

Description...
         

Masha alaah Kan ayaan jeclaystay waa astaan aad uquruxbadan

Description...
         

A/C Faraska iyo xidigtuba hawada socdeen waayo farasku waa Khaatumo Xidigtuna waa Somalia thanks

Description...
         

Your question

midabka cas marna waa lagama maarmaan inuu calanka kamid noqdo waayo dad ayaa udhintay
         

I would like the flag as the national flag with 2 white horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

 

 

 

 

khaatumo State Flag No. B.

What do you think Flag No. B *

         

Your question

waxaan leclahay kan
         

dadku iyo dhulkuba waa somaliland ee joojiya qolada fidnada wadad

Description...
         

Khaatuma state hadii la aqoonsado somaliland maxa u yaal meesha u yaal

Description...
         

I would like the flag as the national flag with 2 white horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         

ma fahmin kuwa leh calanka faras ha ku jiro, waar anigu nin dhulbahante ah ban ahey, inkasto an jeclahay faraska, hadna wa suurto gal ah maha ina faras lagu daro calan, ta labaad waxan uu mahad nagay

Description...
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________


 

 

khaatumo State Flag No.C

What do you think of Flag No. C *

         

Your question

Miyaanay idinla ahayn in aan calanka lagu muujinin sawir xayawaan, maadaama ay adkayn doonto in jiilka yar yar ama dadka waaweeyn ee aan farshanka ku fiicnayni ay si sahlan u sawiraan calanka. Calanku waa in uu noqda calaamada sahlan oo astaan u noqon karta qayb ka mid ah qaranka somalia.
         

Your question

waxaa ugu quruxbadan calanka labaad oo muujinaya calankeena iyo weliba calaamada islaamka waan u bogey kaas noo daaya
         

Your question

waxaa ugu quruxbadan calanka labaad oo muujinaya calankeena iyo weliba calaamada islaamka waan u bogey kaas noo daaya iga raali ahaada calanka sadexaad ayaa ugu wanaagsan markaan dhinacyo badan ka eegay
         

Your question

waxaa ugu quruxbadan calanka labaad oo muujinaya calankeena iyo weliba calaamada islaamka waan u bogey kaas noo daaya calanka sadexaad wax ka qurux badan majiraan
         

miyeynan aheyn sidatan hoos anu ku qoray

waxaa ugu qurux badan calanka 1aad oo muujinaya wadaninimo misa bil sii dheer si loo kala aqoonsado kan somaliweyn iyo kan goboleedkaption...
         

Your question

waa calankii somalia oo wata Bishiii
         

kaqnaan dooray maxaay idinlatahay

Description...
         

waxaan oran karaa waa kaan arwaax badan ku weeyney maraka qaar kood waxaaban is iraahdaa calanka somaaliya waaba magaca dhulbahante kaftan igama ahh waa igadaacd .waa mahadsantihiin kanaa

Description...
         

cumar

KAN AYAAN AAD UGA HELAY RUN AHAANTI WAAYO WAA CALAN BLUA QURUX BADANA BILADNA LEH CIDIGTI SOMALIYANA NICE CALAN
         

cumar

KAN AYAAN AAD UGA HELAY RUN AHAANTI WAAYO WAA CALAN BLUA QURUX BADANA BILADNA LEH CIDIGTI SOMALIYANA NICE CALAN
         

flag No. C is the best flag of all, because it has the Muslin sign and blue flag with the white star in the middle.

Description...
         

c/raxmaan

kan ayaan dooray
         

Your question

calanka #c waxaan u malaynayaa in uu u egyahay mid dalalka yaryar ee muslinka ah ay leeyihiin laakiin waxaa aniga ila qurxoon #4 ama #8
         

fikirkayga

calankan ayaan aad uga helay anigoo ah muwaadin reer khaatumo ah waxanse jeclaan lahaa maadama nabadu tahay astaanta nolosha noloshuna gebi ahaanba ku dhisantahy nabad in liidka ugusareeya laga dhigo cadaan halka cagaarka ahna faras la dhex istaajiyo sidiisa kale waa top mansha allah hadi intaas lagu daro wuxu soobaxayaa calan khatara mahadsanidin
         

Waberi

I would like the flag as the national flag with 2 white horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

_______________________________________________________________________________________

Khaatumo State Flag No.1

What do you think of Kh-State Flag No. 1 *

         

Salaam

Waxaa talo ahaan ku wanaagsan in Calanka Soomaaliya aad inoo daysaan oo calamadan yar yar ee degaamadu samaysanayaan muhiimad weyn oo dheer ma leh. laakiin hadii arinku deferal somaliya yeelanayso oo la isku raaco markaas muhiim bay noqonaysaa calankan hada la soo bandhigayna aragtidayda waxaa ku wacnayda midabka buluuga ah in loo daayo ka soomaliya midabka u lee yahay oo buluugan aadka u madow ilama qurux badna
         

Your question

calankan no1 ayaa ugu qurxoon
         

Moalin

waxay ila tahay aniga oo eegaya tixgalinayana saddexdan calan ee halkan lagu soo bandhigay in aynu qaadayno hadaynu nahay mamulka khaatumo kan labad ama NO B
         

Your question

cajiib
         

Your question

waxay ilatahay in calanka ugu best sanyahay kuwa kale
         

Your question

waxay ilatahay in calanka ugu best sanyahay kuwa kale
         

Waberi

I would like the flag as the national flag with 2 white horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________


Khaatumo State Flag No.2

What do you think of Flag No.2 *

         

musawirka wax nool ma banaana

Description...
         

waxaa ugu qurux badan ka labaad masha alaah amina

Description...
         

maanshaa alaah no;2 aad ayuu u qurux badan yahay

Description...
         

Your question

I love Calka leh Faraska ee Bluuga ah Flag No 2 Farhiya Jama
         

ABDI

aad ayan calankan uga helay
         

waakaas calamku

Description...
         

Waberi

I would like the flag as the national flag with 2 white horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

 

 

 

 

 

 

 

Khaatumo State Flag No. 3

What do you think of Flag No. 3 *

         

musawirka fardaha waa nool ma banaana diiniyan

Description...
         

caln looma bahana

Description...
         

Your question

calankaan waa fiican yahay waana number one laakiin meesha cad in casaan laga dhigo ayaa ila haboon si ay u tus to dhiigiii gobonimada naaga daatay
         

yaan calanka buluuga ah laga tegin

waxaan aad uga helay calanka buluuga ah iyo faraskii daraawiishta oo si qaabwacan loogu sawiray iyadoon astaantii calanka wax laga bedelin darwiish aadan cabdulaahi shuuriye noolaada adiga iyo inta darwiishnimadu ka dhabka tahay viva khaatumo stae of somalia
         

Waberi

I would like the flag as the national flag with 2 white or black horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

 

khaatumo State Flag No. 4

What do you think of Flag No. 4 *

         

BISMILAAH

CALANKEENU WAA GREEN HAWDHAWAADO CALANKA SUCUUDIGA KA FOGAADA CASAAN OO AH DHIIG YALOW OO AH MURUGO BLU IYO GREEN OO U BADAN GREEN SI DHULKEENU BARWAAQO INOOGU NOQDO ILAAHAY WEEL WEEN BAA WAXLAGU WAYDIISTAA WAAD MAHADSANTIHIIN
         

Your question

Aniga waxa ila qumman ama ila toosan calanka #4 waxana aan ku doortay calaamadihii ay dadku jeclaayeen ee kala ahaa midabka buluugga ah, xiddigta cad ee shan-geesta ah, Faraskii degaanka lagu yiqiin iyo magicii Barakaysnaa ee KHaatumo ayaa ka wada muuqda calanka #4.
         

Your question

maasha,allaah waxaa ugu wacan number 4 darwiish indhataag.waxuuna leeyahay macnayaalbadan.oo ,aay kamid tahay galbeed oo nabad kuxorrooby.yuu nadhaafin kaasi.
         

Waberi

I would like the flag as the national flag with 2 black horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

khaatumo State Flag No. 6

What do you think of Flag No. 6 *

         

Your question

Description...
         

calankaan waa ok hadii lagu dari lahaa casaan

Description...
         

Waberi

I would like the flag as the national flag with 2 black horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

khaatumo State Flag No. 7

What do you think of Flag No. 7 *

         

calaankaan waa in lagu daraa casaan oomu taagan dhiiga ku daatay gobanima doonka

Description...
         

Your question

it is good
         

Waberi

I would like the flag as the national flag with 2 black horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

khaatumo State Flag No. 8

What do you think of Flag No. 8 *

         

Your question

this is the flag all khatumo people want
         

Your question

that is true, this is the best khatumo flag
         

The flag of number eight

it is beautifull one
         

Aad iyo Aad buu calankani u tilmaayaa dhaman astamaha somalia iyo khatumo state

xasan somali
         

Aad iyo Aad buu calankani u tilmaayaa dhaman astamaha somalia iyo khatumo state

kan halo daayo waayo dhaman Astamihi la rabay way ku dhan yihiin
         

Waberi

I would like the flag as the national flag with 2 black horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

 

 

 

khaatumo State Flag No. 9

What do you think of Flag No. 9 *

         

Your question

Description...
         

Your question

Description...
         

maxaa calamadda kuligood faraska loogu sawiray?

Description...
         

Your question

farasku wa calaamada drawiishta oo sinama loogama tegi karo
         

Your question

I would like the flag as the national flag with 2 black horses guarding the white star. Symbolizing khaatumo state as the guardin of the Somali unity
         

khaatomo seeg

waryadeeheen reeeeeeeeeeer khaatomo seeg ka fadhista wadak waxba ma tihiin meel walbood joogataan waxaad tihii daba dhilifyio aan waxba garanen somali poudland somali wax aad kla tihiin ayaaba jiri khaatomo seegayaaa abiid
         
Show me the results

Add your question



_______________________________________________________________________________________

For any further comments, feedback or clarifications pls address them to: Khaatumas@gmail.com

89 Comments add one

  1. abdirizak homeboy says:

    waxaan filayaa in no#4 yahay right one

    • Gartay calanka loo foodayee halkee laga tagaaya ma meel khaatumoseeg xukuntaa jirta??????????????? hadaan Baraxley(Galmadug) laga taagaynin ma sheegin

      • rooble says:

        We are still part of somalia, which means we fall under the old flag. The flag of this reagon does not have to look like the blue and white somali flag, it can be completely different. I suggest we somehow use our flag to show that we are African also.

  2. rashid bouraleh says:

    #9 waa calanki sommalya faraka oo khaatumo ahna gudaha buu uk
    gu jirah

  3. mowlid says:

    Anigu waxan qabaa in #9 sax yahaay wayo wa calaanki Somali iyo darwiishki o wada socdaa

  4. bille says:

    Runtii aad baan ugu xumahay calamada aad doorateen dhamaantood!! waayo? dhamaantood waxaa ka maqan qadiyada ugu mihiinsan dadka reer khaatumo oo ah SADEXDOODA GOBOL AMA SSC!! Waxaa waa jib ah inay SSC KA MUUQATO CALANKA KHAATUMO STATE OF SOMALIA.

    WAA INUU CALANKU NOQDAA SI SAHLAN LAGU SAWIRI KARO. ISLA MARKAASNA CADAYNAYA LAHAAN SHAHA GOBOLADA KHAATUMO STATE..

    NO 1 WAXAAN IDINKULA TALINAYAA INAAD QAADA TAAN CALANKA UU U SAMEEYEY HALYEYGA SOMALIYEY EE DAAHI CALASOW KHAATUMO STATE OF SOMALIA!!

    CALANKA DAAHIR CALASOW WAA CALAN DHAMAAN KA QURUX BADAN KUWAN ISMARKAASNA AY DHAMAAN KU DHANYIHIIN QADIYADA KHAATUMO STATE IYO GOBOLADA SSC. MIDA KALE WAXAANU KA XUNAHAY INAYDAAN CALANKAAS KU SOO DARIN CALAMADA SHACABKA REER KHAATUMO KALA DOORANAYAAN HADII AY DHAB IDINKA TAHAY INUU VOTE KA DADKA REER KHAATUMO TIRSANYAHAY?????

    PLEASE PLEASE CHANGE YOUR MIND AND CHOOSE DAAHIR’S FLAG. IT’S VERY BEAUTIFUL FLAG.

    REGARDS

    KHAATUMO CITIZEN

    BILLE

  5. ashrax says:

    I believe #4 is the right one.

    Good luck.

  6. khatumo state citizen says:

    kuligood ilama saxna. qaar masawirka ayaa meel qaldan ku yaal.
    mida kale in magaca state ka lagu qoro calanka korkiisa maaha.
    in aad kuwo kale keentaan baan odhan lahaa.

  7. khatumo state citizen says:

    ka sagaalaad haddii faraska laga dhex bixiyo xidigta ayaan odhan lahaa.

  8. THE KHATUMO says:

    walaalayaal ka fiirsada xulashada calanka, sawirada meeshan ka muuqdaai midna ma matalayo dhaqanka guunka ah ee reer khaatumo. mida kalle magaca in lagu qoro calanka dalka waa arrin aad uu qaldan loona baahan yahay in la iska saxo. qalcadii taleex oo kale in dhexda looga sawiro, in midabo kala duwan lagu muujiyo oo xooga bal laga fogaado isu ekaysiinta calamada kale sida kan awdal oo labada dhinac oo dherer ah ka wata buluug. markaa aniga waxay ila tahay in kor la mariyo buluug, dhexda la mariyo cadaan iyo astaanta qalcada taariikhiga ah ee taleex iyo in loogu hoosaysiiyo guduud oo matalaya halgankii dheeraa ee ay dadkanu usoo galeen xornimada soomalia iyo mida haatanba socota oo lagu xaqiijinayo xuduudihii taariikhiga ahaa sida beer iyo burco. markaa walaalayaal yaan la dagdagin dhamaan sawiradani fikirkayga ahaan uma qalmaan qaranka khaatumo.

  9. Khaatumo state 2012 says:

    Number 4 is the best

  10. bille says:

    Calanka NO. A. Waa calanka ugu quruxda badan. Waa calan ay ku dhanyihiin dhamaan qadiyada KHAATUMO STATE OF SOMALIA!! and this why you should choose this beautifull flag.

    3 diilimood ee hoosta kaga yaal ee blue ga ahi 3 gobol ee SSC!!
    Xidigta cad waa shantii Somalia!!!
    Qoraxda dhexdu waa iftiinkii KHAATUMO DADKEEDA IYO MIDNIMADA SOMALIA U SOO BAXDAY!!

    OGOW QORAXDANI WAA TII HALYEYGEEGA PROF CALI KHALIIF GALAYDH HADALKII SII CAANKA AHAA EE UU KU DIFAACAYEY DADKIISA IYO DALKIISA UU KU YIDHI.
    QORAXDA DADKA REER KHAATUMO U SOO BAXDAY NIN GACAN WEYN IYO NIN GACAN YARI KOONA MAAHA MIDUU SACABKIISA SAARI KARO!!!!

    CALANKA KHAATUMO STATE WAA INAY KU SUNTANAATAA CALANKA SOMALIA.
    SADEXDA GOBOL EE SSC OO ANAY MARNABA KA MAQNAANIN.
    TALADA IYO MIDNIMADA SHACABKA REER KHAATUMO OO AY METELAYSO QORAXDA TAAS AH MIDAAN CID IFKA SAARANI QARIN KARIN.

    SO PLEASE CHOOSE FLAG NO. A. TO BE THE FLAG OF THE KHAATUMO STATE OF SOMALIA.

    REGARDS

    BILLE

    SEATTLE WASHINGTON U.S.A

  11. maxamuud says:

    walaalayaal salaan kadib dadka soo bandhigay astaamaha way mahadsan yihiin waqtiga ay ku bixiyeen. markaan arkay dadka aragtiyahooda waxaa iiga muuqda dhaliilo badan laakiin anigu waxaan oran lahaa markaan kawada bogtay qoraagu wuu saxsan yhy in aan xayawaan lagu sawir waayo salaadu ku biximayso hadaad adoo sita ama ku lebisan sita qalacada taleex, tan daraawiishtii tan ssc intaba dib baynu u dhiganaynaa marka laga eego dhinacyo badan,tan gobolada cid aan ogayni majirto deegaanadeena inaguna waynu ognahay.waxaan aad ula dhacay calanka sadexaas astaanta calankeena buluuga ah iyo calaamada islaamka waa calan cajiib ah kaas ayaan ladhacay hadii kale qayb labaad inoo soo bandhiga markaa go,aan halaga gaadho madaxdeena g10 iyo maamulka halagala tashado astaanta maamulkeenu qaadanayo waxaan idiin rajaynayaa dhamaantiin guul iyo gobonimo

  12. MR Laascaanood.. says:

    war wax ma idiin sheegaa nimankiinan calamada kala duwan soo sawiranaya.. war khaatumo haday jirayso , calanka buluugaa yeeysan meelnaba u dhaafin,.. waa maxay waxyaabaha kala duwan aad lasoo baxaysaan,,.
    aniga fikrad ahaantaydu waxaad soo sawirteen kan buluugaa ee caalama islaamiga ayaa ugu dhoow waxan isha lasii raacaba.. waxaka waa wax aan qofka wadaniga ama reer khatumo ah aysan caqligiisa galeen.

  13. boocame says:

    madaama aynu u soo halganey xornimada soomaaliweyn iminkana aynu
    ilaalinayno midnimadeeda inoo daaya calanka buluuga ah.soomaali oo idil marka laga reebo puntland iyo somaliland baa idinku taageersan qadiyadaas ilaalinta midnimada iyo aayo ka talintiinaba.ogaada waxaad tihiin maamul goboleedka keliya ee dfkg ah ay aqoonsi siiso, waxaadna ku mutaysateen calankaas buluuga ah ee aad sidaan aduunka daafihiisa.

    warsan iyo salaama

  14. bayzani says:

    aad ayaan idiin salaamayaa waana mudantihiin dadaalka aad uga fekeraysaan ,astaanta ama calanka maamulkeena ,waana uga mahad celinayaa cidkastoo kaqayb qaadanaysa, hadaan fikirkay hadlo anigu waxaan oran lahaa calanka #2 ee khaatumo iyo somalia kuqoranyihin ahna mid buluug ah oo xidigtii wata dhexda uun cadaan kamarayo faraskiina kusawiran yahay baan oran lahaa ,lkn markasta mudnaanta idinkaa leh qaban qaabayaasha kuhawlan calanka ,dhalinyarada sxbayaashayna waxaan xasuusinayaa,madaxda qaban qaabinaysa fekerkiina la rabaa maahee ,go aanka iyagaaleh ,insha alah mid fican inay inoo soo doortaan baan uga fadhinaa ,ilahya haidin garab galo KHAAATUMO STATE guuuuuuuuuuuuuul

  15. khaatumo says:

    waxan u arkaa anigu nember 4 waayo waa blue iyo cadan waxa kaloo ku yaal fardahii aynu caanka ku aheyn

  16. faa says:

    waxay ila tahay in laga dhigo cagaar dhexda xidig cad kuleh

  17. sagal32 says:

    waxaa ila yar haboon namber 4. waxaase ka haboon in uu wada blue yahay dhexdana ku leeyahay xidigtii cadayd iyo faraskii madoobaa ee daraawiishtu ku dagaalami jirtay.

  18. CAALIM says:

    Waxaan qabaa in ka Somaliland u eg la qaato waayo waxbaa inaga wada dhexeeya.
    oo waxaaynu isku xidhaynaa SOMALILAND iyo SOMALIA

  19. Astaanta SSC Calanka leh ayaa la qaadanayaa waana Calanka ugu quruxda badan ee ugu koreeyo.
    Calankaas wuxuu muujinayaa Calaamada sedexda gobol,wuxuu sidoo kale muujinayaa micno weyn sida Diin,af iyo dhaqan,
    Fadlan Calanka A hala qaato,waxaa ka sii daran waxaa sameeyay Dahir Calasow oo maanta noo halgamay,halagu sharfo
    thanks

  20. jamac says:

    aniga waxaan u codeeyay calankeena somalia oo bisha lagu daray mahadsanidin, i vote for khaatumo State Flag No.C

  21. atoor says:

    Bismillah.

    Aniga Shaqsiyan ilama wanaagsana in waxkasta laga doodo aragtiyana laysku naco ama laysku aflagaadeeyo.
    marka waxaan anigu odhanlahaa walaalaha kahadlaaya callaamadda sedexda gobol muhiimaddu waa somali oo israacda,oo Alla weyne kasokow khaatumo isu keento marka hadday somaliye midnoqoto callaamadbadoonimayno middakalle aan rabo inaan usheego dadka sedexda xaraf doonaya waxaa kaqiima wayn faraska dhextaagan meecalanka xidigta dhinaceeda.
    waxaa looyaqaan oo gumaystayaashu uyaqaanaan dhulkii fardaha.marka xarfaha waxaa aniga maxkaxdayda igala wanaagsan fardaha sawirkooda oo ah wax caalamka lagaga faano.qiimawayna kulleh.
    waxaa kalloo ilaqaloocan magacii aynu jabhad ahaan ugu dagaal gallay inaan waddan kumaggacawno.
    Maraykanka ayaa Allamo labixilahaa haddii ciidan ama jabhad magaceed meel lagu qiimaynayo waayo waa dadka keliya ee haddii school magac loobixinaayo sida governarka loogu foodo muddana qaata in magac sax ah lahelo.
    wabillahi tofiiq.

  22. atoor says:

    Bismillah.

    Alla hanagaran Seeyo kii khayr kujiro een dimbi nagaraacin.

    marlabaad anigu waxaan kutallinlahaa anigoo kujecil qofkasta rayigiisa kuna tixgelinaaya,

    incalankeenii somalia wax lagudaro mooyaane inaan waxbalagadhimin waayo waxaan arkaa callanka qayb cad oo faras dhextaaganyahay marka callankii somalia wuxuu u ekaanayaa sikale ood moodo inmeesha waxkamaqanyihiin ama u eg farshaxankale si ahaan qaybto jomitirka.
    waxaa ila wanaagsan callankii bluega ahaa oo faras cad xidigta dhinaceeda bidix lagu sawiro si ishu marka hore ugu dhacdo xiddigta marka danbana faraska
    taasi waa aragtidayda ku aadan qaabka calanka ama callaamada khaatumo iyo calanka somalia ugu wanaagsan ee ay uwada sawirmi karaan.
    wabillaahi towfiiq.

  23. atoor says:

    atoors’

    contect.my email.

  24. Abdikani dubai says:

    Waxan u codeyey calanka no 1 kaS ba ani ila qurxoon.

  25. dan khaatumo says:

    aniga waxaa ila habooon labar labada waayo waxaa uu leeyahay bishii uu caanka ku ahaa dhaq dhaqaaqii saalixiyada ee daraawiishta

  26. dan khaatumo says:

    waxaa ila haboon lambar 2

  27. saaxiib daahir alasow waxaad ku mahadsantahay qaabka calanka aan aad ula dhacay waa calanka no 4ka somali land waxba nagama dhaxeeyaan pinti lanad waxba naga ma dhaxayaan nin waliba tiisa ha wato guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul khaatumo state of somalia

  28. qaamquu says:

    aniga waxaan u codeeyay calanka qeybta 1 ku qoran tahay oo labada kor iyo hos blue kan dhexda cad iyo xidigta viv khaatumastate of somalia.

  29. saxogabagabo says:

    waxa an an soo jeedinaya talo ayar oo quseysa dadka qoralka soo gudbinaya taas oo ah gobolada sadex miyaa ay ahandonan waligood
    waayo waxa weyaan dhulka badka leh ayaa an lenahay waliba hada aya
    istahilan in gobolo lo magacabo xudun iyo boocame iyo taalexba saa wayo dhulna waa haystaan magaloyin dhismayna waa haystan oo hareeraha ka xiga
    sas daradeed laguma qori karo sadex gobol magacooda

  30. saxogabagabo says:

    aniga hadi an fikirkayga ka dhiibto calamada kan doori laha kan labada liid ee cas cas dhexdana buluuga ka ah daraka danbena cagarka ah waliba waxa an jeclan laha halka cagarka ah in faraska lagu daro oo la dhex gasho
    sababta an uu doray ayaa an shegaya casanka waxa uu shegaya halgan in lo soo maray dhulkan oo dhiig usoo datay bulugana waa calanki soo malin shanta somaliya ayaa an isla doonayna cagarkana barwaaqo in inuu yahay dhulku ayaa an ka turjumaysa waliba hadi lagu daro faraska waxa uu shegaya in aynu faras can ku nahay oo dad xoolo leh aya uu shegayaa

  31. bille says:

    please u codee CALANKA NO. A. WAA CALANKA UGU QURUXDABADAN AYNA KU DHANTAHAY QADIYADA KHAATUMO STATE OF SOMALIA

  32. jamaal says:

    C
    CALANKAAS AYAA FIICAN
    SABABTOO AH WAA CALANKII BARUUGA XIDIGTA SAARNEYD….
    BISHA KU HAREEREYSAN WAXAY TILMAAMEYSAA IN KHAATUMO-STATE
    XIDIGTAA KALA GO’EEDA DIIDEYSO
    CALANKAAS C AYAA MACNO WEYN SITA
    COLORADAAS BADAN
    DOWLAD GOBOL BADAN AYAA SITA…WAA LAGU WAREERAYAA
    C U CODEEY PLZZZZ

  33. waar khatuma seegoow iska daya marooyinkan ad ku walaten ader calanka somaliland midan ahayn xaran buu idinka yahaye

  34. Waxaan ugu baaqayaa cida samaynaysa calanka khaatumo state.in ay ka dhigaan ama usameeyan astaanta ismaaciiliya.ee ay leeyihiin maamulada azaaniya.dds.puntland.maakhir state

  35. kuusooow says:

    khaatumo maxa la dhahaa===Haaaaa==kastuumaaa==ar taas hawiyaa isticmaala dhulos xamar lagaama jeclo maa gurigaaga iska joogtid.

  36. axmed says:

    waxaan salaamaa ummada soomaaliyeed ee jecel midnimada ummada soomaliyeed meelkasta ha joogaanee, anigoo ah, nin soomaaliyeed kana soo jeeda maamulka galmudug state, waxaan leeyahay khatumo waxay u taagantahay midnimada soomaaliyeed,waxaa leeyahay noqo maamul wax ku ool ah, intaas ka dib, hadii aan dooqayga ku aadan calanaka loo samaynaayo khaatumo state of somalia ka hadlo, waxan jeclaan lahaa midka nambeerkiisu yahay number D, waana mahadsantihiin dadaalkiina ku aadan xoojinta maamulka khaarumo state of somalia.

  37. sadiiq c/lahi max,ed says:

    calanka no1 aya ugu haboon aan lahay wax qoraal isla markana u eg keena somaliyeed

  38. Adan-weli says:

    Calanka Khaatumo waa kan Soomaaliya astaanta faraska ahna wata.. sidaasay ku qurux badan tahay, waxayna cadaynaysaa in reer Khaatumo ay wadaninimadu aad ugu wayn tahay.
    Mahadsanidiin.

  39. Cabdirashiid says:

    Calankii uu inoo dooray Daahir Calasaw oo ah halyeey somaliyed aan qaadano.
    salaama

  40. Cabdi says:

    Waxaam doortay number one midka koobaad, sababaha soo socdo:
    Calanka waa in uu yahay mid fudud oo uu qofkastaba samasan karo (the simpler the better) calanka farshaxanka badan iyo kalaro badan leh waa calan foolxun. Sababtoo ah calanku waa calaamd oo kaliya ee ma ahan dhisme ama qalab la xardhyo.
    Calanku waa in uu yahay astaan kuu gaara (unique) laakiinse laga dhex helaa calaamad muujinaysa micnihiisa wax intaas dheer dhibaato ayay ku tahay calanka. Micne waxaa kuugu filan buluug iyo cadaan iyo xidigta shanta somaliyeed intaas hadii laga helay wax kale waa dheeri aan loo baahnayn
    Marnaba ma fiicna calan uu ku dhex sawiranyahay xayawaan looma baahna arintaas sababtoo ah waxay kadhigaysaa calanka wax wareersan (complicated)
    Calanka waa in ilbriqsi lagu fahmaa cida iska leh oo aan lagu khaldi karin calamo kale
    Calanka kalaradiisu waa in ay ka koobnaadaan kaliya kalarada wadankaas lagu yaqaan. Somalia waa cadaan iyo buluug wax kale looma baahna lamana qaadan karo
    Waxii farshaxan ah ama sawiro ah waxaa looga dabeeyaa calaamada dawlada “coat of arms” ma’aha in calanka sawiro lagu xardho
    Sidaas darteed calanka kaliya ee laqaadan karo waa midka koobaad (No one), waadna mahadsantihiin.

  41. yusuf says:

    waa wax wanaagsan inaan fikir soo bandhigno laakiin waxaan odhan lahaa in calanka buluuga ah aan meela loo dhaafin, waxaa jira waxyaalo badan oo kale oo fikir ubaahan bal aan kuwaa si wanaagsan uga fakaro sida biyaha, waxbarashada,iyo caafimaadka, aad ayaan u qadarinayaa fikirkiina khaatumo hanoolaato

  42. kaahin says:

    Aniga waxaan ku noolahay wadanka maraykanka oo federal ah,
    state kasta calanka uu leeyahay midna uma eko kanka federalka.
    waxaan jeclaan lahaa in lacanka khaatumo uu ka duwanaado
    kan somalia.
    waxaan jecelahay inuu ahaado calan CAD oo faraskii dhexda kaga yaalo.
    cadaanku wuxuu ka dhigan yahay duubkii daraawiishta. faraskuna kii darwiishka.
    mahadsanid. guul khaatumo state.

  43. Geessi says:

    Aad Baan idin Salaamayaa Dhamaan bulshaweynta Khaatumo State
    Hadii aan ka Dhiibto Fikirkeyga Calanka Khaatumo State
    Horta Calankasta Wa inuu ahado Midabadiisu Tilman Ama astan u Tagnaada
    1)Wa in Kor buluu Ahado Oo Kadhigan Sida reerkhatumo Midnimda Somaliya uga mdyihiin
    2)in Dhexda ahaa Cadaan oo Ka turjumaysa Nabad Inay Rabaan Reerkhatumo una taganyin iyo Weliba Astaantii Faraska iyo xidig
    3)In Gees ama ugu dambeyn Casaan Ahaado Muujinaya Halgankii Ay usoo Galeen reerkhatumo Midnimada Somaliya ugana kiciyeen gumaystihi wadanka kusoo duulay ,,Marka waxan qabaa in laga fiirsado waayo muhiim weye

  44. maxamed saleban bacaluul says:

    labadan calan pls mid hala qaato

  45. Adam says:

    WALAALAYAAL, CALAMADAN AAD SOO XUSHEEN ANIGU SHAKHSI AHAAN KAMAANAN HELIN….

    WAXYAALAHA LA ISKA ILAALIYO MARKA CALAN LA SAMEENAYO WAXAA KA MID AH…

    1) SAWIRO KU YAAL , SIDA SAWIR SEEF AMA FARAS etc

    2) QORAAL KU YAAL, SIDA “KHAATUMO” AMA TAWXIIDKA, WAAYO WAA LAGU DAMBAABI

    3) COLORS FARA BADAN, SIDA CASAAN IYO CAGAAR, IYO BULUUG ILA WADA SOCDA

    4) BOQOL GEESOOD, SIDA XAGA SARE OO AH COLOR, XAGGA HOOSE OO AH COLOR KALE AMA LA MID AH, IYO GEESKA OO IYADUNA AH COLOR KALE …..EEG SAWIR # 7 AMA 3.

    waxyaabaha aynu u baahanahay waxaa weeyaan….

    1) CALAN UU KA MUUQDO CALANKA SOMALIYEED
    2) CALAN SI FUDUD LAGU SAWIRI KARO
    3) CALAN KA TURJUMAYA DHIIGA AYNU U DAADINAY DHULKEENA HOOYO EE SOMALIYEED (BUT NO IMAGES OR WRITINGS)

  46. siyaad bare says:

    calanka naber 7 aad aya ad uquruxbadan wayo wa barwaaqo cagaar baluug somalia farski oo dalka ssc caanka ku aha intasa ka kobayahay u codeya calanka naberka 7aad

  47. dahablow says:

    waxaa ku leh nambarka 4aad calanka eh

  48. United khaatumo says:

    number 4 looks nice kan afaraad ayaan vote siyay

  49. Sahra says:

    Aniga waxa igula haboon uguna qurux badan calanka

    No.1

  50. Mr.Bile says:

    anigu waxaan ahay ka #3 ama #7 oo midabka bluuga ah la horaysiiyey

  51. filsan says:

    wan idin salamay waxa lagama marman ah in aad ka fiirsataan samaynta calanka balse waxan odhan lahaa hada waxa meesha kujira waxa ugu fiican calanka nummber 4 ta aad buu ufiican yahay waxa sifiican umuuqda faraska aan caanka kunahay

  52. A Sambal says:

    ASC Horta waa loo baahan yahay maamulku ama State ku inuu yeesho calaamad ama calan u gaara sida adduunka ka jirta taas macnaheedu maaha in soomaalinimadii laga tagay Calanka buluuga ahi waa kii Qaranka
    Aniga waxaa ila qurux badan NR 1 AMA NR 2, Waliba in labada dhinac laga raaciyo ALLAAHU AKBAR oo luqada carabiga ah

    Waad kumahad santihiin sooban dhigista calanka KH S O S

  53. FARXA says:

    number 1 baa iila egtahay in laga dhigo calanka khaatumo

  54. FARXA says:

    sorry waxan ka wadaa number 2 ga

  55. maxamud cilmi says:

    bismilaahi raxmaani raxiim anigu waxaan qabaa in uu ugu wanaagsan yahay astaanta 4 afraad waayo waxaa kuwada jira calaamadeheenii oo dhan sida faraskii xidigtii buluugii magacii stateka ee khaatuma anigu waxaan odhanlahaa ka afraad halaqaato waabilaahi tawfiiq

  56. Xaabsey says:

    Waxaan ODHAN Lahaa halloo daayo calankeena buluugaa inta wax is bedelayaan haddii Somali Heshiin waydo ila Sanadka dan be kolkaasaynu cod QAADI doonaa intaa KA horbaase la Heshiin Idamka Alle.

  57. mamaa says:

    ASC anugu waxaan oranlahaa
    ina calasow FADLAN HAKALA QAYBIN CALANKEENA SHARAFTA WAYN EE
    SOMALIYA QAATUMANA WAXAAN KULA TALINLAHAA HADII AYSOMALINIMADU RUN KATAHAY HAQAATAAN CALANKII NALAKUYIQIIN DAHIR CALASOW
    WAALADHIMAYAAYE JOOJI HAKALAWADIN SOMALIDA OO CIDII SOOBAXDABA HAKUQASBIN IN AY CALAN GONI AH QAATAAN QARANKEENU HAWADA JIRO LKN WAXAAN KU ORANLAHAA FADLAN CODSI HAISKU DAYIN INDD GALMUDUG CALAN USAMAYSID OO SOMALINIMADOODA MEL OGA DHACDID SOMALIA IYO CALANKU HAHESHIIYAN

  58. Ciie says:

    Calanka bisha iyo xidigta leh waxaa leh dalkale balse waxaan waxaan taageersanahay labada kala ah blue white blue ama calanka red green blue white kaa soo tilmaamaya dhiigii loo daadiyey iyo barwaaqada

  59. Ahmed Giindhe says:

    Waxaan kutalin lahaa in laga dhigo flag NO:4 waxaan kudoortay waxaa weeye laba arin oo qura
    1. farasku waa astaanta jihadka xiliyadii hore sidoo kale gobalku canbuu kuyahay fardaha sidoo kale taleex waa xaruntii sayid abdala hasan. wuxuuna kamid ahaa farasku tiknikadii waagaas
    2. Inta kale waa calanka somaliya sidaa darteed ani waxaan oran lahaa inuu yahay kan ugu haboon.

  60. ALI says:

    CALAN WAA KII PUNTLAND EE SOO RAACA.

  61. ifrah says:

    i love glag NOc

  62. Abdi Hassan says:

    Scw
    Aad baan u salaamayaa dhamaan Lasanod Group.Arinta calanka waxay igula qurux badan tahay No.C oo uu ka muuqdo calanka wadanka Somalia oo ay ku gadaaman tahay Bisha inta badan ay astaanta ka dhigtan wadamada muslimiinta ahi,markaas khaatumo oo dagaal dheer la gashay gumeysigii wadanku waxay mudan yahiin inay calanka ku qortaan astaantan wanaagsan,haddii iyada wax lagu kordhin karo waa Ok.
    Wasalam

  63. sc waxaa fiican in ay dadku fahmaan astaan iyo calan ataanta waa laga dhigi karaa wax walba sida xoolaha dhir iyo weel dadku yaqaaniin iyo wax lamid ah laakiin calan waa inuu noqdaa midabo kala nooc ah ama mid isku mid ah oo leh waxa yaalaha laysku difaaco sida waran gaashaan qori wixii lamid ah markaas waxaan dooran lahaa in laga dhigo sadex midab oo ay ku dhex jirto calankeena buluuga ah iyo xidigtiisaba sadan 1.calankakeena soomalia 2. casaan 3. doogo.( ama halkacasaanka ah ka dhiga cadaan sadex xidigood dhexda ku leh

  64. Abdulqaadir says:

    miyaanay fiicnaateen in aad calamada oo dhan is garab dhigtaan si aanu halmar u wada aragno?

    kan 4aad inoo doora .

  65. Shuriye says:

    The best flag is the flag which have the 2part of red becouse the red mean`s blood of isaq

  66. Flag #3 is the bumb….hands down.

  67. Flag #3 is the bumb….hands down. just add theree litle stars and may be a crescent.

  68. dheere says:

    waxn odhan lahaa halaga dhigo 3 midab casaan haw hooseeyo cadaan hakuxigo cagaarakuna haw sareeyo koornahana calankii buluuga ahaa ee 5ta xidigoodku sawirnaayeen ee soomaliya halageliyo sida ka kililka shanaad halka awka ayka dhigeena faras halagadhigo

  69. AXMED C/LAAHI X MAXMED DHEEG says:

    ASC DHAMAAN DADKA FIKIR KOODA SIDA WACAN UDHIIBTAY ANIGU WAXAAN ORANLAHAA FIKIRKAYGA FLAG NO D WAAYO WUXUU MUUJINAYAA DHIIGII UDAATAY GOBINIMADA DALKEENA BARWAAADA IYO SOMALINIMADABA

  70. kuluc says:

    maxaa calan loon sameeyaa maba jirtee kkkkkkkkkkkkkk cali khaliif inuu waasho ayaan ka baqayaa dumarka beenta ka daaya iyo lacagtan aad ka guraysaan dhulbahnate jilibka yar ee reer hagar oo iskood u neceb habarjeclo mooyaane inta kaleba somaliland ayey taageeraan buuhoodle iyo taleex mooyaane inta kaleba calanka somailand ayaa ka taagan guutooyin dhulbahnate ah oo ciidanka qaranka ka tirsan ayaana gaadhka ka haya.

    dhulbahnate waa wada somaliland dumarkana raga qaba ha qabsadaan. waa kuwan qaar kamida guutooyina beesha jaamac siyaad ee dhulbahnate oo dhulkooda jooga calanka somaliland difaacaya.

    guutooyin ciidmo somaliland oo lagu qarameeyay degaanka yeyle horfadhi ceegag.mpg

  71. ALLA MAASHA ALLAAH CALANKA UGU QURUXDA BADAN WAA N.2
    …………………………………………….

  72. Waad salaaman tihiin.bacda salaan. Waxan yaabanahay.dhulbahante degaankii uu lahaaba laga qaad ee maxaa tala ah calan dhul soo celin mayee.
    Xaga buuhodle 35km ayaaloo jiraa.nugaalna.waxaalaladeganyahay.xudun.dhanka ceerigaabona. Fuqufuliye.ayaa laladegan yahay. Balqiyaasa deegaan ahaan inta ka maqan dhulbahante.iyo xalka lagu soo celinkaro?

  73. bismilaahi raxmaani raxiim marka
    hore waxa salaamayaa cid kasta oo
    rayi iyo xoog gelisay sidii ay
    khaatumo miro dhal u noqon lahad
    salan garana waxa aan u dirayaa
    gudiga wada uruurinta astaanta calanka
    khaatumo state of somaliya
    markaa hadaan ku soo dhawaado rayiyaga
    waxa aan tu talin lahaa in laga dhigo
    lambarka,9gaalaad calanka sita
    anoo tix raacaya habka uu usamaysan yahay ee
    ah isagoo ah calankii soomaliya lagu daray
    gaadiidkii ama tignikadii u soo halgantay
    ee waqtigaa casriga ahayad
    oo ah faraska dhexda kaga sawiran
    dhan kale marak aad ka eegtina ah
    gaadh haya midnimada soomaliya
    sidaa ayey ila tahay
    sidaa iyo hawl wacan iyo rayi ururin wanaagsan,

  74. Zamzam says:

    waxan ad uga helay calanka siddeedaad, sababtoo ah hddii aynu ku darno casaan waxay muujinaysaa in aynu la dagaalaney dad inala siman, ogow waxaynu is qabany just iiidooor. sidaa darteed kuma xusi karno astaanta calankeena.

  75. abdulhakim sheikh says:

    the best one i liked for the flog of khatumo of somalia state is 2

  76. khaatumo waxay kuwareer san tahay sidi ay calan usamayn lahayd sideebay iidor isaga celineysa ruuxan calan samayn karin oo aan maro soo goosan karin intuu mariyo asal sida somaliland ama puntland oo wuxuu samayn san lahaa soo ban dhigaya waa layaab waana wax laga xumaado.marka waxaan oran lahaa khaatumo waa saado caliye weydiiya calanka khaatumo state of somalia ayaa haysee hadii kale mara iska sura kaasaa ah calankii khaatumo-e mp in the house xanaaq laalaaban

  77. waxan leeyahay calan ugu wanaagsan ee laqaadan karo inuu yahay @2 ama lammbar 2 hase ahaatee khaatumo maxaa kha qaldan maysoo goosato maro yar oo mariso asal ama khad oo meel surato sida somailand. hadii aysan taa samayn karin may uxilsaarto saado cali warsame ayadaa taqaane sida calan losameeyee sababta oo ah dagaalku waa saado cali iyo somaliland ee maaha dhulbahante iyo isaaq maxaa yeelay dhulbahante dagaal kuma jiree ww silling doon laakiin saado waxay raadineysaa qadiyadii dhuloooos bye wabilaahi towfiiq mp in the house

  78. NINA says:

    waad wada salaamantihiin hadaan rayigayga dhiibto khaatumo state waa calaamad u taagan midnimada soomaaliya sidaa darteed calnkeena bluuglay iyo xidigtiisa cad waa in aan daysano oo uun ku kordhino faraska oo ah astaantii halganka ee degaanada khaatumo iyo soomaalidoo dhan

  79. NINA says:

    waxaan odhan lahaa calanka no=4 lkn wada buluug laga dhigo faraskana loo daayo

  80. kkkkkkkkkkkkkk khaatumo wax kasta waan ugu codeynayaa khaatumo kor kuwa kasoo horjeedana waxa dhihi lahaa gaari meesane ordahaya gurigiina u hoyda ilike khaatumo anigu walaahi maahi balse aad ayaa iskaga jeclahay waa dad cilmi leh rag wada aqoon leh dumar wada garaad leh amamiyo khaatumo ilove i miss you

  81. kaahin says:

    Dhamaantiin waan idiin salaamay.
    Anigu talo ka duwan tii hore ayaan qabaa maanta.
    Waxaa Ila qurux badan in calankeenu
    Ka duwanaado kan federalka, ileyn ka mid baynu
    Nahay.
    Waxaa wacan inuu ahaado calan cad oo qalcadii
    Dhexda kaga sawiran tahay.

  82. walaalayaal dhamaan salaaan qaali ah ayaan salaamayaa masuuliyiinta umadda somaliyeed gaar ahaan dawlad gaboleeydkaya khaatumo state iyo inta jacel horumarka ummadeena soomaaliyeedba …waxaan jeclan lahaa in lagu darro calanka khatumo state u gaar ka ah wax yaaalaha dhabta oo la og yahey eey lee dahey…eey umad aan shaqo ku laheyni sheeganeyso.. sida ,,<<<>> <<>>calanka umadda somaliyed astaanta u ah iyo weliba xidigta cad iyo bluega oo lagaga maarmaan aheyn wa bilaahi tufiiq

  83. mohamed says:

    PATROL IYO FARASKA…

  84. Pingback:Which Khatumo State Flag are you? | Khaatumo State of Somalia

  85. ISTARLIIN says:

    HEESTII CALANKA KHAATUMO STATE AYAA DHIMAN KUSOO DHAQSADA

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>